Tahniyada Xidiga Axmed Cali Mire iyo Xidigada Xaawo M. Sugulle/Galkacayo
Tahniyad : Mudane : Axmed Cali Mire iyo Murwo Xaawo Maxamed Sugulle-Galkacayo Waxaa tahniyada direya dadka kala ah 1. Axmed Maxamud Jamac (Baxwal) Ithobia 2. Maxamed Siciid Faarax (MSF) Sudan3.c/qaadir jamac maxamed (Kaarshe Bosaso4.Maxamed C/qadir Yusuf (qadafe ) India6. Maxamed Cali Maxamed (Buux) Malasia7. C/karin C/rixman Jamac (xajiga) Sudan8. khalid saalax Maxamed (sheekeye) Hargeysa9. Maxamed maxamuud Axmed (Madoobe) Badhan10.Mustafe Axmed maxamed ( kkkk) Bosaso11. Faysal Daahir jamac ( ol-ol) Bosaso12. iyo Xubnaha ururka dhalinyarada SSDO Gobolka sanaag iyo Dhamaan Ardayda Dugsiga Al-furqaan , Dadkaas oo dhami waxey tahniyad u direyaan Mudane: Axmed Cali Mire iyo murwo Xaawo Maxamed Sugulle oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Gaalkacayo ee Gobolka Mudug.

ليست هناك تعليقات:
إرسال تعليق